Computer repair waa barashada xirfada cilad ka saarida tayactirka hardware layo software ka computerka

Courskaan markuu ardagu dhameesto waxow awoodi donaa inuu ogaado ciladaba soowajaha pc ka iyo sida ugu fidud ee looxaliyo

Silamida cours kasta oo machadku bixiyo waxow leeyahay shaada cadeeyn u ah inaad dhameysatay cours kaas.

Leave a comment