Waa maxaay computer repiar?
Computer repair waa barashada xirfada cilad ka saarida tayactirka hardware layo software ka computerka
Courskaan markuu ardagu dhameesto waxow awoodi donaa inuu ogaado ciladaba soowajaha pc ka iyo sida ugu fidud ee looxaliyo
Silamida cours kasta oo machadku bixiyo waxow leeyahay shaada cadeeyn u ah inaad dhameysatay cours kaas.
waa maxaay farqiga udhaxeeya adds & adSense
maiska diiwaan gekisey courska?
hadii aaden iska diiwaan gelin waxaad heysataa fursad qiima dhimis ah ee ka faaideyso mahadsanid
adds waa waa xayeeysiinta lasaaro platform yada kala duwen am software rada kala duwan oo loo isticmaalo baraha bulshada iyo web eng yada.
sida facebook YouTube googol iwm
Waxaad iska diiwaan geli kartaa qeebta is diiwan gelinta ee website keena adigoo Raacaya Tilmaamaha
Google adds

Asalaamu calaykum
matahay qof daneeya inuu waxbadan kabedelo noloshiisa diyaar sadana mustaqbal dhalaalaya
Majeclaan laheed inaad abuurato shaqa madax banaan
Maku riyootaa inaad mar uun ku guuleysato
shaqa aad xurnimo kaga shaqeysen krtid
adigoo gurigaada jooga kuna heli kartid mushaar iyo lacg maalin la ah
hadii jawaabtu haa tahay waxa aan kuu heynaa koorso kabedeli doonta noloshaada wax badan oo ah
Goole adsenseadsense
Nalasoo xariir whatsapp number:0619557560
Courses
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis mihima
Waxa uu machadka waasuge institute of technology la socodsiinayaa cidksta ee daney neysa
Inuu qaban doono koorsooyin muhim u ah
Ardayda bilaawga ah dhax dhaxaadka iyo kuwa dhameestirka ah


You must be logged in to post a comment.